Wellcome timojilic Online

heeso



home
beerqaad
beerqaad
kareena kapoor
mahmahyo
actrss and actr india
heesaha
Aishwarya
amisha patel
sugaan
waa maxay jacayl?
jacayl
ila qosol

 
 
 
amudanayaal  waxaan halkan nigu soo jeedinayaa heeso yaab leh  oo xiiso leh  kuna soo dhowoow   web kan calamiga ah ee  timojilic.tripod.com  walaalayaal

heestan waxaa tiriyayay  abwaan ka wayn ee ducaale dhageeysi wacan   magaciisuna waa
                            geraar masayrsan
Gabadhaan aa aa jeclaayeey ee ee
Haduu jacaylku lacag yhay
Jawharad iyo luul yahay
***********************
Jawaab xuniin adoon odhan
Jawaab xuna adoon odhan
Jidka haday ku orodo ooo
Jidhku siduu ku noqon
*********************
Ruuxaad jeclaatayo
oo beer jilic lahyn
Jini kaamo celiyee
haday laabtu kaa jeedo
laab jiifto ilayn jab kuumalaamnee:

 
Dumarkiyo ragoo idil  

Dumarkiyo ragoo idil
haddii lay isku soo daroo
qofba dookhii meel dhigo ee
duurka iyo kaymahaa
haddii roob ku wada da'o
dusha laac ka wada maro
duunyadaad dhaqaysanaa
neefba doobi loo culayey
ruux jacayl damqaayana
maal laguma dagi karo
dadkoo dhami ha weriyeen
*** *** ***
Dadkoo dhami ha weriyeen
dareenkaygu inuu yahay
naftu kay la duubnayd
DARIN INAAN LA JIIFSADO
*** *** ***
Dumarkaba dhamaantood
dadku waxay u haystaan
inay duunyo raadshaan e
haddii daaro fooq liyoo
dukaamaad la ii dhigo
kuma dawoobo caashaquyee
anna dihashadaydii
damac duunyo ima galinay
jacayl baa daashaday
inkastoo la doodee
dadkoo dhami ha weriyeen
*** *** ***
Dadkoo dhami ha weriyeen
dareenkaygu inuu yahay
naftu kay la duubnayd
neefoowkaniini iney la jiifsato

Deeyaay damac wanaageey

Deeyaay damac wanaageey
Xageen kaa dayaayeey
Deqaay damac wanageey
Xageen kaa dayaayeey

Deeqaay damac wanaageey
Dadkaba taan ka doortaay
Danbiga taan lahayneey

Kuma dayn karaayee
Xagaan kaa dayaayeey
Deeqaay damac wanaageey
Xagaan kaa dayaayeey

Deeqaay damac wanaageey
Xagaan kaa dayaayeey
Dadkoo seexday duuroo
Dayaxaa eegay dunidee


Kuma dayn karaayee
Xagaan kaa dayaayeey
Deeqaay damac wanaageey
Xagaan kaa dayaayeey

Deeqaay damac wanaageey
Xagaan kaa dayaayeey
Danbiga tii dawaysaay
Adigaay damqaayee


Kuma dayn karaayee
Xageen kaa dayaayeey
Deeqaay damac wanaageey
Xagaan kaa dayaayeey


Deeqaay damac wanaageey
Xagaan kaa dayaayeey

Backpacker taking a drink; Size=180 pixels wide

      this is orginal Version of Nagma .
 
 
 Naf jacayl hayaa ma hargashoo hurdo way nacdaa ma
Hiigsatee..
Naf jacayl hayaa ma hargashoo hurdo way nacdaa ma
Hiigsatee..
 
Naxli baa heedhee naanaabiyee....naanaabiyee
Nasrigeenaa doon  haba nuurtee,,
 
Naxli baa heedhee naanaabiyee....naanaabiyee
Nasrigeenaa doon  haba nuurtee
 
 
Nidar baan  galoo adaan   nagmaay nagmaay nagmaay
Nolashediiyey adaa nagmaa,
 
Nidar baan  galoo adaan   nagmaay nagmaay nagmaay
Nolashediiyey adaa nagmaaa ,kunaawiliyoo
 
Kugu nastee nastee nastee ,nolsheydiyee 
Kugu nasteee, nuur caashaqeey nacew dadaye
Nabsi kheyr qabaay nacabkeena diid.
Nuur caashaqeey nacew dadaye
 
 
Naf jacayl hayoo nug laatay dartaa..
Nasan waydayoo ku naadini baaa  
 
Naf jacayl hayoo nug laatay dartaa..
Nasan waydayoo ku naadini baaa  
 
Niyada iyo qalbiga noolaha dhamaan adigaa u
Nimcee naxariista sii nurkeygiiyee.
 
Niyada iyo qalbiga noolaha dhamaan adiga u
Nimcee naxariista sii nurkeygiiyee
 
Nidar baan  galoo adaan   nagmaay nagmaay nagmaay
Nolashediiyey adaa nagmaa
 
ku naawiliyoo
 
kugu nastee nastee nastee ,nolsheydiyee 
 kugu nasteee
 
Nuur caashaqeey nacew dadaye
Nabsi kheyr qabaay nacabkeena diid.
 
 

  **
interviewgod-bird.gif (14140 bytes)
Bada cas song by ; Mustaf Hussein
 
 
   Dhul biyuhu maraano
  Xareeduna baliga taal
  Boocamay ku dhalatiyo
 Dhul barwaaqo ah ood garan
 
Bidhaanteedaan waayo
Baadigoob ku waashee
Bariga ay ku nooshahay
Shimbir buuba igu tiri
 
Barakadoo aan barkadiyo
Beesha gedaan u boogayaa
Bishaan dhaxdedo oan helo
Boqolo soomaan balan ku qaadee
Bilaash laguma dhaartee
 
Buurahaaaa,,,,
Burahaan  jacleestay iyo bar
Timuuqa dheereet 
Bartan keeydu
Xamar bay  ku noshahay
 
  Boqolka soo baxaayey
  Shan iyo tobanaadeey
  Baahidaa  aan  kuu qabo
  Faadimaa  bidhaan araga ha iga tagin
 
 
  Butin dheer bureeqoo
 Balasheedii  fidisoo
 Inay buubto bilowdoo
Bilciladii ka boodaay
 
Barigaan is baranaa
Wadnaha boog ku yeeshee,,
 
Barigaan is baranaa
Wadnaha boog ku yeeshee
 
 Berekii bay damqadayoo
 Boqodoo kuu basaasee
 
Berekii bay damqadayoo
Boqodoo kuu basaasee
 
Bada cas baan ku geey nayaa
Biyo janaa kus sii nayaa
Bogeeyga waan ku saarayaa
 
Bad waad aragtay bar waaqo garay
bilaash kuu gu marayaa
 
 
Buurahaaaa,,,,
Burahaan  jacleestay iyo bar
Timuuqa dheereet 
Bartan keeydu
Xamar bay  ku noshahay




 

BOGA$ HEESAHA$ SOOMAALI $ MUSIC$

 















 

Xulka heesaha : Riix heesta aad rabto si aad u dhageysato

 sahwi
2 carfi
3 dhanbaal
4 ila qaado
5 booqasho
6 daadihi
7 ilwaad
8 sam sam
Nuuradiin Axmed Imaan -»«- ILWAAD

Shay mire Dacar -»«- Kaban
1 Track 01
2 Track 02
3 Track 03
4 Track 04
5 Track 05
6 Track 06
7 Track 07
8 Track 08
9 Track 09
Shay mire Dacar -»«- Kaban

 

Raadi hees/album    Magac:  Nooc:  

Top 10 This week
1 Nagma
2 wejiyaal
3 Bada cas
4 Hees Ubax Cabdi Janan
5 Hooyo
6 Ruxii dhab kuu jecel
7 Amba Baxaye
8 malableey
9 hadimo
10 hablo
Shimali A. shimali -»«- Kool kooli weligaa
1 intro
2 anmaa kir kaa mudan
3 i daa oo i daa
4 mal ii karaw
5 kool kooli
6 shamso
7 sidirigam
8 muumina
9 safiya

samatar.jpg

Hassan Adan Samatar

 
anoo baahidaaydiyo
bukaan saasa aan qabin
kaalama bakhayleen
howshaan kula bogan lahaa

adigoo bukaan iyo
balo saasa aadan qabin
baahidaydu darantahay
balowgaygu sahalyahay
basan baaska waxyahagu
macnaheedu burur yahay
beero jano bilicdooda
maraytahay bari samaad
bilig hilaac mid lamoodo
dumar badan bartankooda
basar basar kuma baran
xubna badan badan keeda
kuma qaban boga sare
qof haraadan biyo kama cabo
bali maran oona kama baxo
wax labeegto baryaheenaan
bashaal dumar inuu yahay
kama baqin
ma ilaawin baridaada
xaada daadsan bowdyahaaga
akama tagin baryadaada
waayo waayo baranayee
kaalay bilnee waayo cusub

anoo baahidaadiyo
bukaan saasa aan qabin
kalama bakhayleen
howshaan kula bogan lahaa

anigoo bulaan iyo
muran baahsan anangalin
howsha aanay bixin karin
kaba tagay boogaheeda
xubintii aan boobana
gacantaydu baraftahay
barashadu waxay tahay
wax labeero soomanoqon
dhul barwaaqo naqu baxay
qurux baahsan mid lasiiyay
afka baasheen uma galin
waxaan baarto naasaheeda
uma dhicin boqonkeeda
qof haraadan biyo kama cabo
bali maran oona kama baxo
waxa labeegto baryaheenaan
bashaal dumar inuu yahay
kama baqin
ma ilaawin baridaada
xaada daadsan bowdyahaaga
kama tagin baryadaada
waayo waayo baranayee
kalay bilnee waayo cusub

anoo bahidaadiyo
bukaan saasa aan qabin
kalama bakhayleen
howshaan kula bogan lahaa


samirkiyo dulqaadkuba
waa sad lagu ducaystee
saatir laga baryaana
lama wada sinaadee
ruuxuu eebe siiyaana
cidi kama saraysee
kii aan sugaayayoo
wacadkii ma saydhine
waan sidaa

sareediyo ladnaantuba
waa saami qayboo
mawluhu ku siiyaa
anna maan saluugine
saadaal wacnaataan
sacabada u tumayaa
kii aan sugaayayoo
wacadkii ma saydhine
waan sidaa

Red RosesBlessings Of Easter...
adaa hurdada iigu yimi
habeenkii ila hadloo
riyada iigu heesayoo
hawaawir iigu dishee

adaa!! hanaqa ii fadhiya
halbawlaha dhiiga nuugayoo
hawadii waad iga xidhee
hablaha waa loo naxaayee
maxaad ii huruufaysaa


 

adaa i hortaagan ani
hadhkaagaan weheshadaa
markaan haabtona ma helo
halkeebaad iga jirtaa

adaa!! hanaqa ii fadhiya
halbawlaha dhiiga nuugayoo
hawadii waad iga xidhee
hablaha waa loo naxaayee
maxaad ii huruufaysaa